Barnaamijkan gaarka ah oo uu marti ku yahay aqoonyahan Maxamed Biixi oo bartay xiriirka caalamiga ah iyo saxaafadd ayaa kaga jawaabaya su’aalo la xiriirka nidaamka caalamiyaynta (Globalization).

Su’aalaha uu soo saaraha barnaamijkan Cabdallah Cabqari  waydiiyay waxa kamid ah;

  • Waa maxay Globalization?
  • Saamayn noocee ah ayay caalamiyayntu k u  leedahay dhaqaalaha adduunka?
  • Maxay yihiin shirkadaha ka tallaaba xuduudka? sidee bayse u shaqeeyaan?
  • Muxuu ku soo kordhiyay nidaamkani horumarka teknoolajiyadda?
  • Maxay tahay saamaynta nidaamkani ku yeeshay dhaqamada wadamada hirgaliyay?
  • Maxay yihiin dhibaatooyinka iyo dheefaha uu laga dhaxlay nidaamkan?
Soo daadi qormooyin la xiriira Barnaamijyo Muuqaal
Qormadan faallooyinka waa laga xiray.