Shirkad lagu magacaabo Daahir Insaat oo samaysa nashaqadaha kala duwan sida dhismaha, wershadaha…iwm ayaa soo bandhigtay nooc cusub oo gaadiid ah.

Inbadan oo kamid ah dadka ayaana u arag inay tahay fikrad wanaagsan iyaga oo tilmaamaya in injiinada gaadiidkani samaynayo qaylo badan oo dhibaysa dadka ku nool guryaha wadooyinkaas ka ag dhaw, halka kuwa kalana la tahay dib u noqosho maadaama aynu mar hore ka gudubnay socodka dhulka oo ay jiraan gaadiid cirka ah sida diyaaradaha, hadii ay dhulka noqotana la sameeyey tareeno casri ah oo qaar badan oo la xawaare ah diyaaradaha rakaabka.

Si walba oo ay ahaatba kororka tirada dadka ee sannad walba adduunka ayaa laga yaaba in qaar kamid ah magaalooyinka cidhiidhiga ah ee wadamada dadkoodu badan yahay ku khasabto inay wax ka bedelaan nidaamka gaadiidka dad waynaha taas oo keenaysa inay u baahdaan isticmaalka gaadiid qaadi karo tiro dad badan halkii mar, taasina waxa laga yaabaa inay albaab u furto noocyada lamidka ah gaadiidkan cusub ee aan soo xusnay oo awood  u leh inuu halkii mar qaado tiro badan oo rakaab ah.

 

Faallo ka bixi qormadan

  • Project Soli

    shares Project Soli http://somalipaper.com/project-soli/ Facebook Twitter Google+ Pinteres…
  • Guri Machine 3D lagu daabacay!

    shares Guri Machine 3D lagu daabacay! http://somalipaper.com/3d-printed-house/ Facebook Tw…
  • Laptop la duubi karo sida salliga

    shares Laptop la duubi karo sida salliga http://somalipaper.com/roll-laptop/ Facebook Twit…
Soo daadi qormooyin la xiriira Tech Videos
Qormadan faallooyinka waa laga xiray.