Miracle Milly oo ah ayda nooca Chihuahua ayaa buugga guinness ee adduunku u aqoonsaday ay-yadda ugu yar dhinaca dhererka ayda adduunka, waxa ay dhalatay dhamaadkii sannadkii 2011 culayskeeduna waxa uu ahaa 500 gram, Cabbiraad lagu sameeyey sannadkii 2013 ayaa dhererkeedu noqday 9.65 cm, aygii kaalintan hore u haystay ayaa ahaa 10.16 cm.

Aygan waxa iska leh nin ka soo jeedda Dorado oo ku taal jaziiradda Pueto Rico.

Faallo ka bixi qormadan

  • Milly, Ayga ugu yar adduunka

    Miracle Milly oo ah ayda nooca Chihuahua ayaa buugga guinness ee adduunku u aqoonsaday ay-…
  • Shaarubaha ugu dheer Adduunka

    Ram Singh Chauhan waa 56 jir ka soo jeeda Rajashtan – India, waxa uu bilaabay korint…
Soo daadi qormooyin la xiriira Diiwaanka Guinness
Qormadan faallooyinka waa laga xiray.