Jacaylku waa rabitaan ku beerma qofka waxaana lagu gartaa qof kasta oo jacayl la soo derso astaamo gaar ah oo inta badan soo ifbaxa xilli danbe oo jacaylku daaro ka dhistay qalbigiisa, hase ahaatee qofna ma jecla in sahal lagu ogaado sirtiisa jacayl oo waxa uu xoogga saaraa sidii ay isaga ugu koobnaan lahayd.

Faallo ka bixi qormadan

Soo daadi qormooyin la xiriira Sidee
Qormadan faallooyinka waa laga xiray.