Waxaa soo dhaw bilawgii xili ciyaareedka cusub ee tartamada kooxaha Qaarada Yurub Sanadka 2017/2018, taas oo ay koox Waliba Xusul-duub ugu jirto sidii ay u dhisi lahayd ama ay uu xoojin lahayd Safafka kooxdeeda, si ay uga gaadho guulo xili ciyaareedka fooda inagu soo haya.

Sidaasi awgeed, waxay Koox waliba Gacanta galinaysaa Qasnadeeda kayka lacagta, oo ay Kharash garaynaysaa lacago aad u tiro badan oo malaayin ah.

Hadaba waxaan idin soo Gudbinaynaa Qaar kamida Ciyaartoyda ilaa hada lala kala wareegay kooxaha dhexdooda, sida aan ka soo xiganay Shabakada caanka ah ee ka faaloota kubada cagta Goal.com.

Faallo ka bixi qormadan

Soo daadi qormooyin la xiriira Sports
Qormadan faallooyinka waa laga xiray.