Cid waliba waxa ay jeceshahay inay hesho waxbarasho lacag la’aan ah laakiin fursadaasi maaha mid aad ka helayso waddan walba oo adduunka dushiisa saaran, Waxaa jira wadamo badan oo ardayda muwaadiniinta ah siiya fursado waxbarasho ilaa heer jaamacadeed oo gebi ahaanba aanan ardayga laga qaadin wax lacaga laakiin way yar yihiin wadamada fursadahaas kuwa lamida ugu deeqa ardayda qalaad.

Jaamacadaha aynu qormadeenan ku soo qaadanayno oo badankoodu ku yaal yurub ayaa lacagaha ay bixiyaan canshuur bixiyayaashu lagu kabaa waxbarashada taas oo ardayda siisa  fursad waxbarasho, deegaan iyo adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah .

Waxaa jira wadamo badan oo bixiya deeqa waxbarasho oo 100% lacag la’aan ah laakiin liiskeenna maanta waxaynu ku soo gudbinaynaa jaamacadaha dhaca qaaradda Europe, Waxaan idin la wadaagaynaa magacyada wadamadan annaga oo isla markaana xusayna qaar kamida jaamacadaha ugu faca wayn ee ku yaal.

1) Denmark

Warbixin uu soo saaray OECD (Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Kobaca) sannadkii 2015 ayaa sheegay inay Denmark ku jirta liiska 8 waddan oo bixiya barnaamijyo waxbarasho heer jaamacadeed oo lacag la’aana.

Kulliyadaha & Jaamacadaha ugu waawayn Denmark

University of Copenhagen Booqo bogga jaamacaddan
 Aurhus University Booqo bogga jaamacaddan
Technical University of Denmark Booqo bogga jaamacaddan
Aalborg University Booqo bogga jaamacaddan
Copenhagen Business School Booqo bogga jaamacaddan
University of Southern Denmark Booqo bogga jaamacaddan

2) Estonia

Warbixin uu soo saaray OECD (Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Kobaca) sannadkii 2015 ayaa sheegay inay Estonia ku jirta liiska 8 waddan oo bixiya barnaamijyo waxbarasho heer jaamacadeed oo lacag la’aana.

Jaamacadaha dadwaynaha ee Estonia

Tallinn University Booqo bogga jaamacaddan
Tallinn University of Technology Booqo bogga jaamacaddan
University of Tartu Booqo bogga jaamacaddan

 

3) Finland

Warbixin uu soo saaray OECD (Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Kobaca) sannadkii 2015 ayaa sheegay inay Finland ku jirto liiska 8 waddan oo bixiya barnaamijyo waxbarasho heer jaamacadeed oo lacag la’aana.

10-ka Jaamacadood ee ugu wayn Finland

University of Helsinki Booqo bogga jaamacaddan
Abo Academy University Booqo bogga jaamacaddan
University of Turku Booqo bogga jaamacaddan
University of Tampere Booqo bogga jaamacaddan
University of Jyvaskyla Booqo bogga jaamacaddan
University of Oulu Booqo bogga jaamacaddan
University of Vaasa Booqo bogga jaamacaddan
University of Lapland Booqo bogga jaamacaddan
University of Eastern Finland Booqo bogga jaamacaddan
Aalto Universirty Booqo bogga jaamacaddan

 

4) Norway

Warbixin uu soo saaray OECD (Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Kobaca) sannadkii 2015 ayaa sheegay inay Norway ku jirto liiska 8 waddan oo bixiya barnaamijyo waxbarasho heer jaamacadeed oo lacag la’aana.

Jaamacadaha ugu caansan Norway

University of Oslo  Booqo bogga jaamacaddan
University of Bergen   Booqo bogga jaamacaddan
Western Norway University of Applied Sciences   Booqo bogga jaamacaddan
University of Tromso   Booqo bogga jaamacaddan
University of Stavanger   Booqo bogga jaamacaddan

5) Slovak Republic (Slovakia)

Warbixin uu soo saaray OECD (Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Kobaca) sannadkii 2015 ayaa sheegay inay Slovakia ku jirto liiska 8 waddan oo bixiya barnaamijyo waxbarasho heer jaamacadeed oo lacag la’aana.

Jaamacadaha ugu waawayn ee ku yaal caasimadda – Batislava

University of Economics In Bratislava  Booqo bogga jaamacaddan
University of Technology In Bratislava  Booqo bogga jaamacaddan
Comenius University In Bratislava  Booqo bogga jaamacaddan
University of Performing Arts In Bratislava  Booqo bogga jaamacaddan
Academy of Fine Arts and Design In Bratislava  Booqo bogga jaamacaddan


6) Slovenia

Warbixin uu soo saaray OECD (Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Kobaca) sannadkii 2015 ayaa sheegay inay Slovenia ku jirto liiska 8 waddan oo bixiya barnaamijyo waxbarasho heer jaamacadeed oo lacag la’aana.

Jaamacadaha ugu waawayn Slovenia

University of Ljubljana  Booqo bogga jaamacaddan


7) Sweden

Warbixin uu soo saaray OECD (Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Kobaca) sannadkii 2015 ayaa sheegay inay Sweden ku jirto liiska 8 waddan oo bixiya barnaamijyo waxbarasho heer jaamacadeed oo lacag la’aana.

Kulliyadaha (Colleges) ugu ardayda badan Sweden

Lund University  Booqo bogga jaamacaddan
Stockholm University  Booqo bogga jaamacaddan
University Of Gothenburg  Booqo bogga jaamacaddan


8) Turkey

Warbixin uu soo saaray OECD (Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Kobaca) sannadkii 2015 ayaa sheegay inay Turkey ku jirto liiska 8 waddan oo bixiya barnaamijyo waxbarasho heer jaamacadeed oo lacag la’aana.

Turkiga waxaa ku yaal 178 jaamacadood oo aad ka dooran kartid barnaamijkaaga waxbarasho.

Jaamacadaha ugu da’da wayn Turkiga

Ankara University  Booqo bogga jaamacaddan
Istanbul University  Booqo bogga jaamacaddan
Istanbul Technical University Booqo bogga jaamacaddan

Hadii aad jeceshahay inaad si fudud u heshid qormooyinka cusub ee mawduucan la xiriira, waxaad Like saartaa bogga Somali Paper ee Facebook .

Tixraac: Women’s Article

Faallo ka bixi qormadan

Soo daadi qormooyin la xiriira Arday