Hadii aadan hore u maqlin mashiinada Daabacaadda 3D ee walxaha yaryar, waxaad ku laaban kartaa qormadan aan kaga hadlayno bilowga mashiinadda daabacadda 3d.

Shirkad ruush ah ayaa soo bandhigtay mashiin kii u horreeyey ee noociisa ah  oo bedelaya majaraha wershadaha qarnigan awoodna u leh daabacaadda guri dhamaystiran muddo yar iyo kharash ka yar ka sida caadiga ah loo dhiso.

Gurigan ka muuqda muuqaalka sare ayaa dhismihiisu qaatay 24 saac oo kaliya, cimrigiisa ayaa gaadhaya 175 sano, halka lacagta ku baxday wadar ahaan ay tahay $10,134  sida shirkaddu ku qortay bogeedda internetka.

Faallo ka bixi qormadan

Soo daadi qormooyin la xiriira Tech Videos
Qormadan faallooyinka waa laga xiray.