Shaqo raadinta waxay kamid tahay waqtiyada aadka u adag ee qofka soo mara noloshiisa, sidoo kalana dadka shaqada bixiyaa waxay ku dadaalaan helidda cidda u qalanta booska ka banaan.

Apple oo ku jirta shirkadaha haya hogaanka qaybo badan oo kamid ah tiknoolajiyadda ayaa waydiimo shaandhayn ah ku tuurta musharrixiinta u taagan boosaska kala duwan ee shirkaddaasi ka banaan, Qaar badan oo kamida waydiimaha ayaan xiriir la lahayn shaqada uu codsanayo musharraxu laakiin lagu tijaabiyaa awoodihiisa hal abuur iyo xal raadineed.

Waxaan soo xulnay 20-ka su’aalood ee aan filayo inay adag yihiin marka loo eego su’aalaha caadiga ah ee la waydiiyo musharrixiinta u taagan jagooyinka lamidka ah.

Faallo ka bixi qormadan

Soo daadi qormooyin la xiriira Slider
Qormadan faallooyinka waa laga xiray.